Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe iyo Kan Jowhar oo la dhameystiray
Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa dhamaystirtay xubnaha maamulka gobolka Shabeellaha dhexe iyo kan degmada Jowhar. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo federaalka ee xukuumadda Soomaaliya,...
Read more