Magaalada Kampala ee Dalka Ugandha ayaa waxaa ka socda shir ay ka qeybgalayan Saraakiil ka socota Wasaaradaha Gaashaandhigga ee Beriga Africa oo ay ku mideysan yihiin East Africa Standby Force...
Read moreMadaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan golaha wasiirada maamulka ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay maalinta xuquuqul insaanka aduunka oo ku...
Read moreKulankan oo looga hadlayay sare u qaadidda waxbarashada Haweenka deegaanada Ximan iyo Xeeb oo maanta lagu qabtay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Ururka Gurmad oo waxbarashada...
Read moreMunaasabad lagu soo bandhigayey hay’ad ka shaqeyn doonta dib u dejinta iyo takulaynta Qaxootiga Soomaalida ee dib loogu soo celinaayo dalka Soomaaliya iyo barakacayaasho, oo lagu qabtay xarunta Xalane ee...
Read moreGuddiga Doorashadda Rugta Ganacsiga Puntland ayaa si rasmi ah u shaaciyay Liiska Shirkadaha ka qaybgalaya Codaynta Doorashadda rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland iyo Shuruudaha ganacsatada u tartamaysa Guddoonka Rugta. Maxamuud Faarax Bile, Afhayeenka...
Read moreHoggaamiyaha Maamulka KMG ee Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi balaaran oo uu horkacayo ayaa maanta gaaray magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool, iyadoo si diiran...
Read moreBarnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV ayaa looga hadlay howlgalladii ay hey’adda nabadsugiddu ku bur burisay shabakado argagixiso iyo soo bandhigistii Xasan Xanafi, oo ah dhagar...
Read moreSiyaasiga C/llaahi Nuur Maxamed “Diinaari” ayaa sheegay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxtinimada ee maamulka loo sameeyn doono gobollada Galgaduud iyo Mudug. Xaflad balaaran oo lagu shaacinayay musharaxnimada C/raxmaan...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho