Diiwaangelinta Musharrixiinta Madaxweynaha oo Maalintii labaad ka socoto MuqdiSho
Guddiga isku-dhafka ah ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalintii labaad Xarunta Aqalka sare ka wada Diiwaangelinta Musharaxiinta u tartamay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xubanaha Guddiga aya shalay Diiwaangeliyay ilaa 10-Musharax kuwaas...
Read more











