Waddooyinka Muqdisho oo si casri ah loo dhisayo
Guddoomiye Ku-xigeenka Hawlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Cabdimajiid Daahir Aadan, ayaa maanta kormeeray waddada Buundooyinka oo isku xirta degmooyinka Xamar Jajab iyo Waaberi ee Gobolka Banaadir. Kormeerkan ayaa...
Read more











