Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Ahmed Cabdi kaariye "Qoor-qoor" Ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Safarka Madaxweyne Qoor qoor ayaa la xiriira la tashiyo uu la qaadan doono...
Read moreSiihayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, oo kormeer shaqo ku tegay wasaaradda Maaliyadda ayaa mas’uuliyiinta wasaaradda kala hadlay dardar gelinta shaqooyinka iyo in isbedelku uusan saameyn ku yeelan...
Read moreSiihayaha Xilka Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeen mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa guddoomiyay shir ay yeesheen golaha wasiirrada oo looga hadlay amniga dalka, xaaladda COVID-19 iyo dib u...
Read moreMagaalada Gaarrisa ee Waqooyi bari Kenya ayaa saakay kacsan, kadib markii ay isu soo bax rabshada wata sameeyeen Boqolaal Qof oo ka caraysan Laba Nin oo ay Ciidanka Boliiska ku...
Read moreCiidamada Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in howlgal ay sameeyeen ay kusoo qabteen xalay Koox Burcad ah oo Muwaadin Soomaaliyeed oo ku Shaqeysanayay Mooto Bajaaj kaga dhacay xaafad ka tirsan degmada...
Read moreWasaaradda Caafimaadka dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaacisay dad cusub oo laga helay Cudurka halista ah ee Coronavirus, iyada oo cudurka u muuqdo mid kasii yaraanaya deegaanada maamulkaas. Qoraal ay soo...
Read moreHowlgal baaritaan ah oo lagu baadi goobayey xubno ka tirsan Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa ciidamada Xooga Dalka ka fuliyeen Galbeedka Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan. Howlgalkan oo ay ciidanka Xooga Dalka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho