Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo Muqdisho uga qeyb galay xuska Maalinta Jamhuuriyadda Talyaaniga+ Sawirro
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane; Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Magaalada Muqdisho uga qayb galay xaflad lagu maamuusayay Maalinta Jamhuuriyadda Talyaaniga. Munaasabadda oo lagu maamuusay Maalinta Jamhuuriyadda Talyaaniga...
Read more









