Ra’iisul Wasaare Khayre oo qaabilay Safiirka Djibouti ee Soomaaliya+Sawirro
Ra’iisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Djibouti ee Soomaaliya, Amb. Aden Hassan Aden. Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre iyo Danjire Aden Hassan...
Read more











