Guddiga Joogtada ah ee G/Shacabka oo warbixin ka dhageystay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka+Sawirro
Kulanka oo uu shir Guddoominayay Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa waxaa warbixin kooban looga dhageystay Gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka....
Read more











