Real Oo Xaqiijisay In Ronaldo Uu Ku Biiri doono Juve
Real Madrid ayaa xaqiijisay in Cristiano Ronaldo uu ku biiri doono xili ciyareedka soo socda Kooxda Juventus oo ka dhisan horyaalka Talyaaniga. Ronaldo oo 33 sano jir ah ayaa lagu...
Read moreReal Madrid ayaa xaqiijisay in Cristiano Ronaldo uu ku biiri doono xili ciyareedka soo socda Kooxda Juventus oo ka dhisan horyaalka Talyaaniga. Ronaldo oo 33 sano jir ah ayaa lagu...
Read moreKulan looga hadlyay ka faa’iideysiga kheyraadka dalka sida shidaalka iyo macdanta, ayaa maanta lagu qabtay Magaaladda Muqdisho, waxaana goob joog ka ahaa Wasiirka ,Wasiir ku xiggeenka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya...
Read moreWasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” , ayaa maanta tababar u furay Saraakiil ka tirsan Ciidanka...
Read moreShil Tareen ayaa waxaa ku geeriyooday dad garaya 24-ruux shilka Tareen oo ka dhacay Waqooyi Galbeed dalka Turkiga,sida uu sheegay Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalkaasi Recep Akdag. Wakaaladda wararka ee Anadolu...
Read moreWadamada Itoobiya iyo Eritrea ayaa ku heshiiyay in dib loo hagaajiyo xiriirka diblomaasi iyo midka ganacsi ee ka dhaxeeyay labada dal, kadib 18 sano oo ay dirirsanaayeen labada dal,taasi oo...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gaaray magaalada Ankara halkaas oo berri lagu qabanayo munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogan. Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Todobaadlaha ah ee guddiga dhaqaalaha dalka oo looga hadlay sidii loo horumarin lahaa dhaqaalaha dalka, dhismaha...
Read moreShirka Guddiga Amniga Gobolka Banaadir oo ay ka qeyb galeen Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Kusimaha Guddoomiyeha Gobolka Banaadir ahna Kuxigeenkiisa Arrimaha Maamulka iyo Maaliyadda, taliyeyaasha heer Federaal iyo heer...
Read moreShir wadajir ah oo u dhaxeeyay Hay’adaha u xilsaaran Siyaasadda dalka iyo Guddiga Farsamo ee Wadaxaajoodka Arrimaha Federaalka oo ay soo wada qabanqaabiyeen Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kormeer hawleed ku tegay wasaaradda Maaliyadda ayaa kulan la qaatay wasiir Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo uu kala hadlay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho