Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Rugta Ganacsiga Soomaaliya ayaa maanta la kulmay Safiirka Turkiga u fadhiga Soomaaliya Olgan Bekar. Wasiir Maareeye...
Read more











