Baarlamaanka Turkiga oo meel marinaya in howlgalka Milatari ee Soomaaliya lagu kordhiyo labo sano
Goโaanka Madaxweynaha dalka Turkiye mudane Recep Tayyip Erdogan ayaa ah si loo kordhiyo howlgalkii Ciidamada Difaaca Turkiga ee Soomaaliya muddo laba sano oo dheeri ah, iyadoo laga bilaabayo 27-ka bishan...
Read more











