Yariisow oo Xariga ka jaray Xafiiska Adeegyada Dowladda Hoose ee Degmada Warta Nabada
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan “Ing Yariisow” ayaa Xariga ka jaray Xafiiska Adeegyada Dowladda Hoose Degmadda Warta Nabada ee Gobolka Benaadir. Waxaa ka qeyb galay Munaasabadda Mas”uuliyiin ka tirsan...
Read more











