Ra'iisalwasaare xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Avv. Mahdi Mohamed Gulleid (Khadar) ayaa maanta ka qayb galay munaasibad lagu xusayay Sanadguuradii 48 aad ee kasoo wareegtay Aasaaskii xarumihii Daryeelka Agoonta...
Read moreRa’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shirka dib u heshiisiinta beelaha Walaalaha ee dega degmada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Shirkaan oo ay...
Read moreWaxaa isha lagu wada hayaa doorashada madaxweyninimo ee maanta looga dareeray dalka Masar,waxayna Shacabka Masar kala dooranayaan Madaxweyne Abdel Fatah al-Sisi iyo hal musharax oo la tartamaya. Doorashada seddexda maalmood...
Read moreXaaladda magaalada Balad Xaawo ayaa maanta degan sida ay xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ku ah gudaha magaalada oo maalmihii u danbeysay ay ka socdeen kacdoon shacab oo lagaga soo horjeeday...
Read moreSida laga soo xigtay Warbaahinta Dalka Ruushka Ugu yaraan 37 qof ayaa lagu soo warramayaa in ay ku dhinteen dad xoogan oo ka kacay xarun ganacsi oo kutaala magaalda Kemerovo...
Read moreAgaasimaha guud ee HSJ G/Sare Koofi oo maalmahaan safar shaqo ku marayey wadamo ka tirsan dalalka Khaliijja ayaa booqdey safaaradda Soomaaliya ee ay ku leedahey dalka Imaaratka Carabta ee magaalada...
Read moreWaxaa magaalada Ankara ee dalka turkiga lagu qabtay bandhiga dhaqameedka hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed oo ay ku soo bandhigayeen Ururka ardayda waxkabarata magaalada Ankara ee dalka Turkiga. Bandhig dhaqameedkaan ayaa...
Read moreRa'iisal Wasaare ku xigeenka Dalka Md. Mahdi Mohamed Gulled (Khadar) ayaa saxiixay buug tacsiyeed Safaaradda Jabuuti ku leedahay Soomaaliya ee Muqdisho looga furay R/Wasaarihii hore ee Jabuuti Marxuum Barkat Gourad...
Read moreUgu yaraan Laba Qof ayaa ku geeriyootay Afar kalana dhaawacyo ayaa ka soo gaadhay Qarax xooggan oo ka dhacay meel ku dhow Hoteel lagu Magacaabo Tolip Hotel oo ku yaalla...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho