Madaxweynaha Maamulka Puntland oo la kulmay wafdi ka socdey hey’adda ICRC
Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay wafti ka socdey hay’adda ICRC oo uu hoggaaminayey Madaxa ICRC Soomaaliya Simon Brooks. Wafdiga hay’adda ICRC oo...
Read more











