Weerar ka dhacay Dalka Afganistaan
Wararka ka imaanaya Dalka Afgansitaan ayaa sheegaya in Rasaas culus iyo qaraxyo laga maqlayay xero milateriga lagu tababaro oo ku taal magaalada caasimadda u ah waddanka Afghanistan ee Kabul,sida ay...
Read moreWararka ka imaanaya Dalka Afgansitaan ayaa sheegaya in Rasaas culus iyo qaraxyo laga maqlayay xero milateriga lagu tababaro oo ku taal magaalada caasimadda u ah waddanka Afghanistan ee Kabul,sida ay...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira kulamada gaar gaarka ah ee uu la qaadanayo Madaxda Afrika iyo wakiilada Ururada Caalamiga ah ee ka qeyb...
Read moreMuqdisho, January 28, 2018...Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu magaalada Davos ee dalka Switzerland uga qayb...
Read moreAddis Ababa, 28 Jan, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Shir-Madaxeedkii 30-aad ee Midowga Afrika, oo maanta ka furmay magaalada...
Read moreMudane Shariif Xasan Sheikh Aadan,Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta dhagax dhigay Waddo 3-KM ah oo ka bilaabaneysa Garoonka diyaaradaha Baydhabo, sidoo kalena ku eg madaxtooyada magaaladaasi. Wasiirka Gaadiidka...
Read moreKadib doorashadii maanta ka dhacday magaalada Jopwhar, ayaa Nuur Iidow Beyle ku guuleystay doorashada kursigii ka bannaanaa Golaha Shacabka,kaddib markii uu helay 27 cod, halka C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe uu...
Read moreShirkaani oo ahaa mid loogu hadlaayey ganacsiga iyo maalgashiga wadamada carabta iyo Malaysia ayaa waxaa kasoo qeyb galay xubno ka kala socday dowladaha wadamada carabta, dowladda Malaysia, ganacsato gaaraysa 6000 iyo maalgashadeyaal...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo galabta ka ambabaxay Magaalada Muqdisho ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo maalinta berri ah uu ka furmi doono Shir Madaxeedka...
Read moreRaiisul-wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Xalay kulan la qaatay Qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Switzerland iyo Nawaaxigeeda. Kulankaasi oo ku dhacay...
Read moreShalay ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay Magaalada Nairobe ee Dalka Kenya kulan ay halkaasi ku lahaayeen xubno ka socday Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho