Maamulka Gobolka Banaadir oo casho sharaf u sameeyey ergooyinkii ka qeyb galayey Shirkii dib u heshiisiinta Qaran.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Xalay Waxaa uu casha Sharaf Usameeyay Ergooyinkii ka Qaybgalay Shirkii Madasha Wada Tashiga Qaran Kaasi oo Mudda Shan Maalin Ka Socday Magaalada Muqdisho. Wasiirka Wasaarada Arimaha...
Read more











