Gaadiid Xamuul ah oo ku xayirnaa Quracjoome ayaa maanta gaaray degmada Xudur+Dhageyso
Gaadiid xamuul ah oo siday raashin iyo badeecooyin kala duwan una rarnaa ganacsato, islamarkaana in muddo ah ku xayirnaa deegaanka Qurac joome ayaa gaaray degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool....
Read more










