Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Gaalkacyo
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug halkaas oo salaan sharaf ka qaatay ciidamada galmudug iyo mas'uuliyiin kale oo goobta...
Read more











