Faah-faahin kasoo baxaysa qarax Saaka ka dhacay Muqdisho
C/qaadir Cusmaan Faarax (Dr;yare) ayaa dhawaan u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray Miino loogu xiray Gaarigiisa, xilli uu marayay agagaarka Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Degmada Xamar Jajab Axmed Cismaan Dhoorre,...
Read more











