Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Maxamed Adan Jimcaale (Koofi) ayaa maanta xariga ka jaray Xarun dhexe oo ay Hay’addu ka furtay magaalada Baydhabo Xarunta KMG ah ee Maamulka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta la kulmay Xog-yaha guud ee Qaramada Midoobey iyo wefdi uu hoggaaminayo oo yimid magaalada Muqdisho. Antonio Guterres Xog-hayaga guud ee Qaramada Midoobey markii uu yimid...
Read moreMadaxweyanaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliyeed Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa ka Warbixiyey Kulan uu la qaatay Xogahayaha Guud ee Qaramada Midoobay iyo Wafdi uu hogaaminayey. Madaxweynaha ayaa sheegay in...
Read moreKooxda Al-shabaab ayaa xalay dab qabadsiiyey Tuulo lagu magacaabo Gaaleef oo dhanka Bari ka xigto Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhaxe sida uu kusoo waramayo Waryiha Warbaahinta Qaranka ee Jowhar....
Read moreWafdi uu hogaaminayo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonia Guterres ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho , wafdigana ayaa iminka Kulan la leh Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed...
Read moreXaflad balaaran oo lagu maamusayay maalinta Haweenka aduunka oo ku aadan 8 March ayaa lagu qabtay Xarunta looga arimiyo gobolka Ohio oo ku taal magaalada Columbus. Waxaa soo abaabushay Khadro...
Read moreHorjoogii ka tirsanaa ururka |Al-shabaab oo shalay isku soo dhiibay ciidanka Xooga Dalka Soomaaaliya ee ku sugan Gobolka Baay ayaa ugu baaqay rag ka tirsan kooxda uu kasoo gooostay in...
Read moreKulankan oo ahaa mid lagu dhiira galinayey carruurta agoonta ah ee Soomaaliyeed oo ay gacanta ku heyso jimciyadda waxbarashada horumarinta iyo gar gaarka bini'aadanimo ee SOHEDA sidoo kalena loogu dabaal...
Read moreHay'adda Isutaga Culumadda Soomaaliyeed ee Mareykanka ayaa kulan loogu dabaal degayo guusha iyo doorashada Xildhibaan Ilhan Cumar ku qabtay Masaajidka Dar-ul Hijra ee magaalada Minneapolis. Kulankan ayaa iskugu jiray Duco, Hambalyo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho