Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed cali Gaas ayaa maanta 28 February 2017 xadhiga ka jaray Cisbitaalka ‘’National Hospital’’ oo dhawaan laga hirgeliyey magaalada Boosaaso. Kadib markii Dr Cabdiweli uu xariga...
Read moreGurmadkaan biyo dhaamintaa oo socon doona muddo bil ah isla markaana ay maal galineyso Hay'adda Socdaalka Aduunka ee IOM ayaa maamulka gobalka Mudug ee Galmudug waxa uu ka bilaabay qaar...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa furay shirka gurmadka Abaaraha Soomaaliya ee u dhaxeeyey beesha caalamka iyo dowladda Federaalka Sooomaaliya. Madaxweynaha oo furay shirka gurmadka abaaraha, ayaa kudbaddiisa...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u magacaabay Marwo Caaisha Abokar Qaasim La taliya Madaxweynaha ee dhanka Arimaha Bulshada.
Read moreQarax gaari lagu soo xiray ayaa ka dhacay Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir , gaariga qaraxa lagu soo xiray ayaa ahaa baabuurta yar yare ee raaxada. Guddoomiyaha Degmada Waaberi ee...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa Furay shir heerkiisa sareeyo oo laga hadlaayo Arimaha Abaaraha ka Jiro Soomaaliya. Shirkan oo ah kii ugu Miisaanka Cuslaa...
Read moreWasiiru Dawlaha Madaxatooyada Koofur Galbeed Maxamed C/laahi Mursal ayaa Maanta Dhalinyaro iyo ururo Bulsho oo ku dhaqan magaalada Baydhabo Laqaatay kulan Wasiirku lagu weydiinaayey su’ aalo laxariiray Waxqabadka Maamulka Koofur...
Read moreWarbixin lagu qoray wakaalada wararka ee AP ayaa lagu sheegay in Militariga Mareykan kordhin doono Taageerada iyo Xoojinta dhinaca Militariga ah Ciidanka Qaranka Soomaaliya si ay u baabi’yaan Qatarta Al-shabaab....
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho