Guddoomiye Jawaari oo qaabilay Danjirayaasha dalalka Norwey iyo Turkiga ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirrada dowladaha Norway iyo Turkey u fadhiya magaalada Muqdisho. Kulankii ugu horeeyey waxa uu...
Read more











