Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Hambalyo U Diray Guddoonka Aqalka Sare Ee La Doortay… WARSAXAAFADEED
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxammad Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa u hambalyeeyey Guddoonka cusub ee Aqalka Sare ee maanta lagu doortay magaalada Muqdisho. “hor iyo horaan aniga oo...
Read more











