Madaxweynaha oo hambalyo u diray gudoomiye ku xigeennada Baarlamanka
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo diiran u diray gudoonka cusub ee baarlamanka Soomaaliya, isagoo u rajeeyay in ay howshooda u gutaan si hufan. Madaxweynaha ayaa...
Read more











