Faallo: Muqdishooy ku dayo Kigali +Sawirro
Rwanda waa wadan ka tirsan wadamada bariga Afrika ,aanan laheyn wax bad kuna caan ah buuro aad u cagaaran,waxa uu xad la leedahay dhanka galbeed Democratic Republic of Congo (DRC),Tanzania...
Read moreRwanda waa wadan ka tirsan wadamada bariga Afrika ,aanan laheyn wax bad kuna caan ah buuro aad u cagaaran,waxa uu xad la leedahay dhanka galbeed Democratic Republic of Congo (DRC),Tanzania...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuneen Jimcaale (ma daale) ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay safiirka Dalka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Stephen Schwartz. Labada masuul ayaa kawada...
Read moreDanjiraha Soomaaliya ee Dalka Kuwait ahna Hormuudka Safiiradda Carbeed iyo qaar ka mid ah Diblomaasiyiinta Safaaradda ayaa Xalay saqdii dhexe garoonka Dayuuradaha ee Caasimada Kuwait ku soo dhaweeyay 15 Xeer...
Read moreWafdi ka socday Qaramada Middobay (UN)ka Gaar ahaan kuwa Qaabilsan Dhanka Miina Baarista iyo Qalabeenta Ciidanka Booliska ayaa Gaaray Maanta Magaalada Cadaado ee Gobolka Galguduud, kuwaasi oo kulan la qaatay...
Read moreWar Saxaafadeed Wadajir ah ayay Maanta soo saareen Guddiyada Hirgelinta Doorashada ee Heer Dowlad-Goboleed oo kala ah Puntland, Galmudug, Koofur-Galbeed iyo Jubbaland, kaasi oo uu ku saabsan yahay go’aanka GXKHD...
Read moreQalab ayaa loogu deeqay Akadeemiyadda Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Jeneeraal Kaahiye waxaana ugu deeqay mid ka mida Madbacadaha ku yaala magaaladda Muqdisho,taasoo loogu talgalay iney wax ku bartaan Saraakiisa,saraakiil xigeenka iyo...
Read moreGaari Miineysan ayaa goor dhow waxa uu ku qarxay inta u dhexeysa Tiyaatarka Qaranka iyo Ex-Fiyoore ee Magaalada Muqdisho. Afhayeenka Wasaaradda Amiga Qaranka Soomaaliyeed C/kaamil macallin Shukri ayaa Wakaaladda Wararka...
Read moreciidamada ammaanka dowlada somalia oo isugu jira bolis iyo nabadsugid ayaa wada howl gallo lagula dagaalamo hubka sharci darada iyo kooxaha nabad diidka ee ku dhumaaleysanaya magaalada Muqdisho. taliyaha qaybta...
Read moreQarax aad u xoogan ayaa laga maqlay agagaarka Xarunta Hooyooyinka ee Magaalada Muqdisho, qaraxaan ayaan weli wax faahfaahin laga helin. Lama ogo qasaaraha rasmiga ah ee uu qaraxaan geystay iyo nuuca...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho