Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Xildhibaanadii Jowhar Lagu Soo Doortay Shahaadooyinka Xildhibaanimo Guddoonsiiyay
Mas'uuliyiinta Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa xalay magaalada Muqdisho ku guddoonsiiyay Xildhibaanada labada Aqal ee dowladda federaalka ee dhowaan lagu soo doortay magaalada Jowhar islamarkaana ku abtirsada deegaanada Hirshabeelle, kaddib munaasabad...
Read more











