Kulan aqooneedkaan oo ay kasoo qaybgaleen, aqoonyahan, indheergarad iyo mas'uuliyiinta xoogaga u dhaq-dhaqaaqa adeega bulshada ee jaaliyada Norway ayaa ahaa mid lagu lafagurayey hanaanka tacliinta sare ee gayiga Soomaaliya xiligan,...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Dowlad Gobolleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle oo soo dhameeystiray doorashooyinka Golaha Shacabka ee ka kala dhacayey magaalooyika...
Read moreXaflad lagu weyneynayey dhalashada Nabigeena Muxammad (NNKH ) ayaa Xalay lagu qabtay Magaalada Dhusamareb ee Xarunta Gobolka Galgaduud waxaana ka soo qeybgalay Dad-weyne aad u fara badan oo isugu yimid Masjidka Jaamica ah...
Read moreWaxaa Saaka mar kale dib uga billowday Magaalada Muqdisho doorashooyinka Xildhibaannada Aqalka hoose u matalaya Gobollada waqooyi Baarlamanka cusub ee Soomaaliya. Xildhibaannada soo baxay ayaa waxaa ka mid ah Jamaal...
Read moreMuqdisho- 12 December -2016-: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa cambaareeyey qaraxii argagixiso ee shalay ka dhacay magaalada Abbassiya dalka Masar. Madaxweynaha ayaaa uga tacsiyadeeyey dowladda iyo...
Read moreWaxaa Saaka Magaalada garoowe ee Caasimadda Puntland dib ugu billoowday doorashooyinka Aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya u matalaya maamulkaasi. Kursiga ugu horreeyay ee Maanta la doortay ayaa waxaa kusoo baxay...
Read moreXildhibaanad Sahra Cumar Maalin ,ayaa kusoo baxday Kursigii ugu dambeeyay ee mudanayaasha Aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya u matalaya maamulka Galmudug, markii ay ka guuleysatay Nimco Xasan Cabdulle oo ka...
Read moreMuqdisho 11 December 2016 - Madaxweyaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa baaq ka soo saaray abaaraha ka jira qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya ka dib kulan...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho