Horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay duleedka Kismaayo
Saraakiisha Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xaqiijiyay iney dileen Horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab, markii ay howlgallo ka sameeyeen deegaanka Beexaani ee Galbeedka Magaalada Kismaayo. Saraakiisha Laamaha ammaanka ee maamul Goboleedka...
Read more











