Gudoomiye kuxigeenka Jaamacadda Umadda oo Norway oga qayb galay kulan Jaamacadda lagu taageerayay ”SAWIRRO”
Kulan aqooneedkaan oo ay kasoo qaybgaleen, aqoonyahan, indheergarad iyo mas'uuliyiinta xoogaga u dhaq-dhaqaaqa adeega bulshada ee jaaliyada Norway ayaa ahaa mid lagu lafagurayey hanaanka tacliinta sare ee gayiga Soomaaliya xiligan,...
Read more











