Xaaladda Degmada Afgooye oo dagan iyo ciidamada oo wado baaritaano
Waxaa haatan dagan xaalada degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose halkaas oo saacadihii ugu danbeeyay ay ka socdeen dagaallo u dhexeeya ciidamada dowladda iyo maleyshiyaad ka tirsan nabad diidka Al-shabaab...
Read more











