Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Dawladda federaalka Soomaaliya ayaa ka qaybgaleysa shirweyne ka bilawdey maalinkii shalay ahayd 24/10/2016 oo socon doona illaa 3-da bisha Nov. Shirkan oo ah mid ay qabato...
Read moreAkadeemiyo Goboleedka Af-soomaaliga shalay xarunta Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya ee Magaalada Baydhabo waxa ay ku qabteen Kulan Aqoon Isweydaarsi ah oo looga hadlayay adeegsiga Af-Soomaaliga ee dhinacyada Maamulka, Waxbarshada iyo Warbaahinta....
Read moreMaxkamadda Ciidamada Qalabka-sida Qeybteeda Lixdanaad ayaa maanta xukun dil ah ku riday askari ka tirsan ciidamada boliiska oo si bareer ah u dilay qof shacab ah oo ku sugan degmada...
Read moreWaxaa saakay dagan xaalada magaalada Gaalkacyo oo baryahaan danbe ay ka socdeen dagaallo u dhexeeya ciidamo kala taabacsan maamullada Puntland iyo Galmudug. Culamaa’udiinka iyo waxgaradka ku dhaqan magaalada ayaa wado...
Read moreMadaxweynaha Dawladda Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galinkii danbe ee shalay waxa uu la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan maamulkaas, waxa uuna kala hadlay...
Read moreRa’iisul wasaaraha Xukumadda federalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay galbeedka magaaladda Beledwyeyne, halkaasi oo ay xaruun Ciidan...
Read moreRa’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaaalka Soomaaliya ayaa maanta la kulmay kaaliyaha xoghayaha arimaha dibadda iyo safiirka mareykanka u fadhiya Soomaaliya. Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa kala hadlay wafdiga arrimo ay...
Read moreShirkaaan oo ku saabsanaaa hormarinta ganacsiga soomaaliya ayaa waxaaa ka qayb galay wasiirka ganacsiga iyo warshaha xukumada soomaaliya ganacsatto isugu jirtay rag iyo dumar iyo beeralay iyo kaluumaysato hay’ad D...
Read moreWasiirka Wasaarada warfaafin xukukuumada soomaaliya Maxamed Cabdi xayir”Maareeye” oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada muqdisho ayaa cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee lagu qaaday xarun ciidamada Amisom gaar ahaan kuwa jabuuti...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho