Haweeneeydii Kenyaanka aheyd Loise Njoki ayaa mar kale dib ula midoowday Qoyskeedii, kadib markii muddo laba sano ah ay koox burcad badeed ahi ku haysteen Bartamaha Soomaaliya. Mrs: Loise Njoki...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa warqadaha aqoonsiga uga guddoomay Verinoque Lorenzo oo uu Midowga Yurub u soo magcaabay safiirkooda Soomaaliya fadhin doonta. Madaxweynaha oo uu...
Read moreTaliyaha qaybta boliska gobolka Banaadir Col. Bishaar Abshir Geeddi ayaa sheegay in howlgal ay ka wada qeybqaadanayaan qeybaha ciidamada uu ka bilabanayo magaalada Muqdisho kaasoo lagu adkeynayo amaanka guud ee...
Read moreDoorashada Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku-xigeennada Guddoomiye ku-xigeennada Golaha Shacbiga – 1964 Kulankii koowaad ee Golaha Cusub waxaa la qabtay 26th Maajo 1964, ajenda ugu horraysayna waxay ahayd doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka....
Read moreCiidamada Sida GaarKa ah u tababaran Ee Maraykanka ayaa duqayn ka gaystay tuulada yuunbis ee Gobolka Shabeelada Hoose. Wararka ayaa Sheegaya in halkaasi ay Saldhig weyn u ahayd Argagixisada Al-shabaab ...
Read moreMadaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Gaas ayaa sheegay inay Kooxda isku sheegtay inay xiriir la leeyihiin argagaxisada daacish aanay laheen awood ay ku sii haystaan degmada Qandalla. Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay...
Read moreMadaxweynaha Dowlad goboledka Hirshabeelle Cali Cabdlaahi Cosoble oo wareysi dhinacyo badan taabanayo siiyey Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dadka Hirshabeelle ay yihiin dad u bisil in ay garab istaagaan Maamulkooda....
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho