Natiijada Doorashada madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay
Gudoonka Baarlamanka Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada madaxwynaha Hirshabeelle oo uu ku guuleystay Cali Cabdulaahi Cosoble oo helay 61 cod halka musharaxi la tartamayay uu helay 36. Gudoomiyaha Baarlamanka...
Read more











