Dalka Burundi waxa uu xayiraad saaray seddax baarayaal oo Qaramada Midoobeey ka socotay. Dowladda Burundi ayaa sheegay in seddaxdaasi qof aysan dalkeeda soo gali karin, kaddib markii dowladda Burundi ay ku...
Read moreQunsulka Saafaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, Cali Maxamed Sheekh “Cali Bagadi” ayaa booqasho oo uu ugu kuurgalaayo xaalada maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran dalka Kenya waxa uu ku tagay xabsi...
Read moreWasiirka arimaha Gudaha Soomaliya Mudane Cabdirxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa Kulan la qaatay Duubabka Hirshabelle. Ugaasayada iyo Duubabka reer HirShabelle ayaaa wasiirka uga mahadceliyay Dhabar adaygii ay muujisay wasaradiisa arinta...
Read moreMunaasabadda lagu soo dhawaynayo Taliyaha Booliska Soomaaliyeed S/gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa xalay lagu qabtay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galguduud. Xafladaasi oo ay ka qeyb galay Madaxwaynaha Maamul- goboleedka...
Read moreGuddiga doorashada dadban ayaa dib ugu celiyey maamullada Puntland, Galmudug iyo Jubland liiskii ay soo gudbiyeen si loo caddeeyo qoondada haweenka. Halkan hoose ka akhriso qoraalka ka soo baxay guddiga.
Read moreWaxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa liiska magacyada xildhibaannada baarlamanka maamulka Hirshabeelle oo haatan dhismihiisu ka socdo magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe. Xildhibaannadan oo ay soo xuleen odayaasha dhaqanke ee...
Read moreXeer Ilaalinta Maxamada Sare ee Puntland ayaa loo Soo Gudbiyay Dacwad loo Haystay 45 Maleeshiyaad ah oo lagu Soo Qabtay dagaaladii ka Dhacay Suuj iyo Garmaal kuwaa horay ay Xukuno...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho