Maamulka K/galbeed oo soo bandhigay magacyada musharaxiinta aqalka sare
Maamulka K/Galbeed ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay kusoo bandhigay Liiska Musharaxiinta maamulka K/galbeed u matalaya Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Halkan hoose ka akhriso magacyada musharaxiinta
Read more











