Akadeemiyo Goboleedka Af-Soomaaliga oo Tababar u qabatay Gabdhaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed+Sawirro
Tababar lagu baranayay tayeynnta adeegsiga af-Soomaaliga ee dhinaca Warbaahinta uuna soo qaban-qaabiyay Akadeemiyo Goboleedka Af-Soomaaliga ayaa maanta lagu qabtay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee Magaalada Muqdisho. Munaasabadii furitaanka tababarkaasi ayaa...
Read more











