Daawo Sawirrada: C/risaaq Maxamed Axmed oo loo doortay gudoomiye ku xigeenka ururka Suxufiyiinta Gobolka Mudug
Kulan ay isugu yimaadeen Bahda Saxaafada Gobalka Mudug ee Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa lagu doortay Gudoomiye Ku xigeenka ururka Suxufiyiinta Gobalka Mudug ee Galmudug, kaddib xaflad ka dhacaday Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalkamudug....
Read more











