isku dubaha arrimaha bani’aadinimada Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Mr Peter de Klerk ayaa shaaciyey in sanduuqa Arrimaha bani’aadinimada ee deeqbixiyaasha kala gedisan ee Qaramada Midoobey uu siinayo Soomaaliya lacag...
Read moreMaamulka Degmada kaxda ee Gobolka Banaadir iyo Maamulka Shirkada Amal ayaa lixdan arday Agoonka ah gaarsiiyey deeq lacageed,oo loogu tala galay in ay ku ciidaystaan maalmaha Ciidda. Cabduraxmaan Cabdulaahi Nuur ...
Read moreThe Government of Federal Republic of Somalia Office of the Prime Minister CALL FOR JOB APPLICATIONS PUBLIC SECTOR CAPACITY INJECTION PROJECT, Country: Somalia Project: Somalia Capacity Injection Project Grant No:...
Read moreGolaha Wasiirada arrimaha dibadda ee jaamacadda carabta oo maalinimadii shalay ku yeeshay Magaalada qaahira ee wadanka Masar kulankoodii 146 aad ayaa soo dhaweeyay go,aanka dowladda kuweit ay ku martigelineyso horaanta...
Read moreFederal Republic of Somalia General Information Name of the Procuring Entity: Office of Prime Minister, Federal Government of Somalia Project Name: Capacity Injection Project Project ID: P149971 TF#: TFA0415 User...
Read moreXabsiga dhexe ee Xamar waxaa ku xiran Maxaabiis aad u fara badan oo loo heysto Dambiyo kala duwan Mudooyinkii dambe-na waxaa xabisga laga dareemayey isbadal weyn oo dhanka horumarka ah,...
Read moreBarnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay mowduuc ku saabsan halka ay marayaan dhismaha dowladaha hoose ee maamulka K/Galbeed iyadoo uu barnaamijka marti...
Read moreMaleeshiyaadka Shabaab ayaa la sheegay in dab qabadsiiyeen dhamaan guryihii ku yaalay tuulada Budbud ee gobolka Galgaduud. Tuulada Budbud ayaa u dhaxeysa degmada Galcad iyo tuulada Wabxo oo ka wada...
Read moreDanjiraha Soomaalia u fadhiya Dalalka Afrikada Koonfureed,Danjire Jamal Barrow ayaa tacsi u diray qoyskii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Allaha u naxariistee Faadumo Nuur Maxamed oo ka tirsanayd xildhibaannada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho