Gudiga doorashooyinka dadban oo Baydhabo kulan ugu qabtay odayaal dhaqameed
Magaalada Baydhabo waxa odiyaasha dhaqanka uga furmay kulan waciigalin ah oo ay soo qabanqaabiyeen Guddiyada Doorashooyinka dadban ee heer Qaran iyo kan maamulka Koofurgalbeed. Kulanka oo socondoono muddo 3 maalimood...
Read more











