Daawo Sawirada :Ra`iisulwasaaraha Wasiro iyo Saraakiil ciidan oo Booqday Safaarada Turkiga ee Muqdisho
Ra`iisulwasaaraha Xukuumadda faderaalka Soomaaliya mudane Cumar cabdirashiid, wasiro Xukuumadda faderaalka Soomaaliya iyo Saraakiil ciidan iyo Xubno kale ayaa Booqday Safaarada Turkiga ee magaalada Muqdisho, iyaga oo Dowladda Turkiga iyo Shacabkeeda...
Read more