Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada oo howlgallo dad lagu soo qabqabtay ka sameeyay degmada Jalalaqsi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ciidamada oo howlgallo dad lagu soo qabqabtay ka sameeyay degmada Jalalaqsi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada XDS oo gacan ka helaya kuwa AMISOM ayaa howlgallo dheeraad ah ka sameeyay deegaanno hoos yimaada degmooyinka Jalalaqsi iyo Hiiraan.

Howlgalkaasi oo intiisa badan laga fuliyay waddada isku xirta degmooyinka Jalalaqsi iyo Buulobarde ayeey ciidamadu ku burburiyeen saldhigyo qarsoodi ah oo maleeshiyaadka Shabaab ku lahaayeen deegaanno miyi ah oo hoos yimaada degmada Jalalaqsi.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale ciidamadu waxey gacanta ku soo dhigeen tiro dad ah oo la rumeysanyahay iney ka tirsanyihiin kooxda Shabaab, iyagoo dhinaca kalena soo qabtay hub iyo saanad ciidan oo ay isticmaalayeen maleeshiyaadka Shabaab.

Saraakiisha ciidamada XDS ee howlgalkaasi horkaceysay ayaa sheegay in ujeedada howlgalkaasi yahay sidii guud ahaan gobolka Hiiraan looga sideeyn lahaa haraadiga maleeshiyaadka Shabaab ee iyagu ku dhuumaaleeysta deegaannada Miyiga ah.

Previous Post

Gudiga Federaalka ee Hirgelinta doorashooyinka oo la kulmay ururrada Bulshada

Next Post

Daawo Sawirrada: Tahriibayaal laga soo badbaadiyay badda Meditarenimka

Next Post
Daawo Sawirrada: Tahriibayaal laga soo badbaadiyay badda Meditarenimka

Daawo Sawirrada: Tahriibayaal laga soo badbaadiyay badda Meditarenimka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In