Diblomaasiyiinta Ka Howl Gala Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Tababar Loo Furay. SAWIRO
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa manta tababar ku saabsan diblomaasiyadda u qabatay kudhawaad 20 qofoo ka mid diblomaasiyiinta Soomaaliyeed ee ka howl gala safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya. Tababarkaan...
Read more











