Ciidanka amaanka oo ka hadlay Qarax fiidnimadii caawa ka dhacay Muqdisho
Fiidnimadii caawa ayaa Qarax waxa uu ka dhacay nawaaxiga Saldhiga booliska degmada Waaberi ee gobolka Banaadir oo ku yaala wadada Maka Al-Mukarama. Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobalka Banaadir Gaashaanle Sare Bishaar...
Read more









