Wasiirka caddaaladda oo Dhagax dhigay dhismaha Dugsi wax lagu barayo Maxaabiista (Sawirro)
Wasiirka wasaaradda caddaaladda Soomaaliya Mudane C/laahi Axmed Jaamac (Ilka jiir) ayaa maanta dhagax dhigay Dugisga Xabsiga dhexe ee Xamar,kaasoo loogu tala galay inay wax ku bartaan maxaabiista ku xiran xabsiga...
Read more











