Gudoomiyahan Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalda Muqdishu, Mudane Yusuf Xuseen Jimcaale ayaa la kulmay ciidanka Ilaada deegaanka, isaga oo ka dalbaday in ay ka qeyb qaataan bilicda caasimada dalka.
Gudoomiyahan Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalda Muqdishu, Mudane Yusuf Xuseen Jimcaale ayaa la kulmay ciidanka Ilaada deegaanka, isaga oo ka dalbaday in ay ka qeyb qaataan bilicda caasimada dalka.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh iyo murugo la wadaagaysaa Jamhuuriyadda...
Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Hantiwadaag...
Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Xisbiga JSP, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad...
Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xalay la kulantay jawi ciyaareed oo gaar ah, iyadoo kumannaan shacab ah ay goobo kala...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho