Xukuumadda Oo Baarlamaanka Ka Dalbatay Ansixinta in lagu daro Hindise-sharciyeedka Is-gaarsiinta
Golaha Wasiirada Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya ayaa Shirkoodii Todobaadkii lasoo dhaafay ku meel mariyay shariciga Isgaarsiinta Dalka, Kaas oo golaha ay ka doodeen kadib markii u horkeenay Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo...
Read more











