Ciidanka Kumandoska ee Danab oo burburiyay saldhig ay Shabaab ku lahaayeen gobolka Sh/Hoose
Ciidanka XDS qeybtiisa Kumandooska ee loo yaqaano Danab ayaa howlgal ay ka fuliyeen Habeenkii xalay iyo subaxnimadii maanta degaanka Goobaanle ee gobolka Shabeellaha Hoose waxa ay ku bur buriyeen saldhig...
Read more











