Magacyada Xubnaha Gudiga Saxaafadda oo ay Ansixiyeen Golaha Wasiirada
Guddiga Saxafadda Soomaaliyeed ee maanta ay Meelmariyeen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya, ayaa ka kooban 9 Xobnood, wuxuuna noqonayaa guddi maareeya arrimaha Saxaafadda, sida uu dhigayo Xeerka Saxaafadda ee uu dhawaan...
Read more










