Madaxda Kenya iyo Ethiopia oo ka wada hadlaya la dagaallanka Al-shabaab
R/wasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn, ayaa lagu wadaa in uu maanta booqdo magaalada Nairobi caasimadda Dalka Kenya,si uu ula kulmo madaxweynaha Kenya Uhuro Kenyatta. Labada masuul ayaa la sheegay iney...
Read more











