Madaxweynihii hore ee Masar oo lagu xukumay xabsi daa’in
Maxkamad ku taal dalka Masar ayaa lix qof oo ay ku jiraan laba qof oo joornaaliistayaal ah una shaqaynayey telefiishanka Al-Jazeera ku xukuntay dil kaddib markii lagu helay in ay...
Read moreMaxkamad ku taal dalka Masar ayaa lix qof oo ay ku jiraan laba qof oo joornaaliistayaal ah una shaqaynayey telefiishanka Al-Jazeera ku xukuntay dil kaddib markii lagu helay in ay...
Read moreMaxkamadda Ciidanka Milatariga Dowladda goboleedka Puntland , ayaa xukun dil ah ku riday 43-nin oo kamid ahaa Maleeshiyaadkii Al-Shabaab ee weerarka ku qaaday Deegaano katirsan maamulkaasi. Xeer ilaaliyaha maxkamada ciidamada...
Read moreTababar ay soo qabanqaabisay wasaaradda waxbarashada dawlad goboleedka Galmudug oo socday muddo shan maalmood ah, ayaa waxaa ka faa`iidaystay hawlwadeenadan oo gaaraya 25-Ruux oo ka kala yimid degmooyinka Gaalkacyo, C/waaq,...
Read moreWar ka soo baxay Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika, ayaa lagu sheegay in kooxda Shabaab ay markan ku dhowdahay burbur kaddib markii ay la kulmeen dhabar jab weyn oo ku...
Read moreMadaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 18-June-2016 xafiiskiisa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socdey xarunta Bangiga adduunka ee Washington oo uu hoggaaminayo Provel Kumar oo ah dhaqaale...
Read moreCiidamada Meleteriga dalka Ciraaq ayaa si buuxda ula wareegay magaalada Faluuja kaddib markii ay ka saareen maleeshiyaadka Daacish. Magaaladda Fallujah oo 50Km u jirta caasimada dalkaasi ee Baqdaad ayaa sanado...
Read moreMasuuliyiin ka tirsan wasaaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska oo booqanaya magaalada Kismaayo ayaa kulan xog wareysi ah la qaatay Suxufiyiinta ka howlgasha magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose. Kulankaan...
Read moreGudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan "Jawaari" iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay. Gudoomiye Jawaari iyo wafdiga uu horkacayo ayaa waxa garoonka diyaaradha...
Read moreR/wasaare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar Carteh iyo wafdi uu hogaaminayay oosafar shaqo ku jooga dalka Biljimka ayaa la kulmay madax kala duwan oo ka tirsan Midowga Yurub. Mudane Carte...
Read moreWasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Golaha...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho